berberatoday.com
Haweenayda Ka Talisa Dalka Mynamar Oo Lagu Eedeeyay Inay Qayb Ka Tahay Xasuuqa Muslimiinta dalkeeda
December 28, 2016 - Written by Berbera Today

Myanmar(Berberatoday.com)-Haweenayda Madaxweynaha ka ah Dalkaasi Myanmar ee Mrs Aung San Suu Kyi, ayaa si toos ah ugu dhawaaqday in aan xal laga gaadhin dhibaatada lagu hayo dadka tirada yar ee Muslimka ah ee ku dhaqan dalkeeda, dhibaatooyinka ay la kulmaan dadka muslimiinta ah ee ku nool Dalkaasi ee loo yaqaano Rohingya, ayaa la sheegay inay la kulmaan Kufsi iyo Dilal loogu geysto si naxariis darro ah iyo sidoo kalena la gubo guryaha ay ku jiraan.

UntitledDDDArrintan ayaa noqotay mid aad looga dareemay dhamaan Daafaha Adduunka waxaana eedaynta koowaad lagu eedeeyay haweenayda ka talisa Dalkaasi ee Aung San iyo  ciidamada dalkaasi.

Xafiiska Qaramada midoobay ee Xuquuqda Aadamaha ayaa ku daba jira sidii loo xaqiijin lahaa cidda ka danbaysa Falalka aadka u foosha xun ee ka dhanka ah aadmiga, waxa kale oo uu mid ka mid ah hoggaamiyayaasha sare ee xafiiska Qaramada midoobay ee Xuquuqda Aadamaha oo la yidhaahdo Zayd Al-Hussien uu ku eedeeyay xukuumadda Dalkaasi inay kasoo hor jeedsatay go’aan ahaa in la geeyo Ciidamo ka socda Qaramada midoobay Dalkaasi, si loo  soo gabagabeeyo dhibaaatooyinka haysta Dadka tirada yar ee Muslimiinta ah ee ku nool Dalkaasi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews