Madaxweynaha Oo Sheegay In Ay Hayaan Caddeyn Xaqiijinaysa In Maraykanka Uu Taageero Kooxda Argagaxisada Ah Ee Daacish Ee Dalka Suuriya.
December 28, 2016 - Written by Berbera Today
Istanbul(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in ay hayaan “caddaynta la xaqiijiyay” in isbahaysiga-Maraykanka uu hogaaminayo ay taageerayaan Daacish iyo kooxaha kale ee argagixisada ah ee Suuriya.
