berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Faraax Qabiile Oo Eedeymo U Jeediyey Gudida Doorashooyinka Somaliland
December 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha

golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu gudida doorashooyinka Somaliland ku dhaliilay in iyada oo aan la gaadhin wakhtigii olalaha uu xisbiga Kulmiye bilaabo olale xidhiidh ah xilli ay abaaro xun ay dalka ka jiraan

“Xisbiga Kulmiye olale ayuu meel kasta la taagan yahay , walina wuu wadaa , waxaanan halkan canaan uga soo jeedinayaa kominshanka doorashoyinka Somaliland , waayo wakhti buu lahaan jiray olaluhu ” ayuu yidhi xildhibaanku

 

Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Faraax Qabiile waxaa uu sheegay in garabkii aqlabiyada Musharax Jamaal ay maanta laga bilaabo si rasmi ah ugu biireen xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey wada hadal u socdey

 

 

“Anagu kuraas umaanu iman xisbiga Waddani gurmad baanu u nahay umada Reer Somaliland , laga bilaab maanta , waxaanu si rasmia ah ugu biirney xisbiga Waddani ayuu yidhi xildhibaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/1ZDe0Oilohs?t=16

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews