berberatoday.com
Taliska Booliska Somaliland Oo Beeniyay Xubno Xisbiga Waddani Sheegay Inay Ka Tirsanyihiin Booliska Oo Xilal Looga Magacaabay Xisbiga Kulmiye
December 29, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war xisbiga waddani faafiyay kaas oo uu ku sheegay in shakhsiyaad ka tirsan ciidanka booliska xilal looga magacaabay xisbiga kulmiye

Faysal XiisHaybe Good Hurre oo loo magacaabey xoghayha degmada Axmed Dhagax ee xisbiga Kulmiye
iyo sidoo kale Mustafe Yuusuf Dhega Cade oo loo magacaabey gudoomiyaha dhalinyarada degmada Axmed Dhagax

afhayeenka ciidanka booliska somaliland oo aanu goordhawayd la xidhiidhnay si aanu warkan wax uga waydiino ayaa been abuur ku tilmaamay warkaas isagoo sheegay in wakhti hore labadan shakhsi laga ruqseeyay shaqadii ay ka hayeen ciidanka booliska

labadan shakhsi ee xisbiga waddani ku eedeeyay inay ka tirsanyihiin ciidanka booliska ayaa muddo kahor kamid ahaan jiray ciyaartoyga kubadda cagta ee ciidanka booliska somaliland

iyadoo sanaddo kahor ka fadhiistay ciyaaraha Somaliland, si kastaba ha ahaatee afayeenka ciidanka booliska Somaliland ayaa xisbiga waddani ugu baaqay inay ciidanka booliska iyo ciidamadda qalabka sida ee qarankaba ka daayaan dacaayadaha ay warbaahinta u marinayaan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews