Daawo Muuqalka”Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabiley Wakiilada Somaliland U Fadhiya Dalalka Dibedda
December 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay 10 ka mid ah Wakiilada Somaliland u fadhiya Dalalka Dibedda, kuwaasi oo uu Shalay Tababbar ugu soo Gebogaboobay Magaalada Hargeysa.

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo