Daawo Muuqalka”Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Afkiisa Ay Kasoo Baxeen,Hadalo Qiraal u Noqon Kara Eeda Loo Jeedinayo Ee La Kulanka Raysal Wasaaraha Dawlada Xamar
December 30, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday,com)-Daawo Muuqalka Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro Oo Ku dhawaaqaya Hadal Loo Qaadan Karo Inuu La Kulmay Raysal Wasaarada Dawlada Xamar.