berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Oo Talooyin Ujeediyey Cabdiraxmaan-Cirro Iyo Muuse Biixi
December 30, 2016 - Written by Berbera Today

Boorama(Berberatoday.com)-Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa talooyin u jeediyey Musharrixiinta Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani oo uu ugu baaqay inay Shacabka ka wada raalli-geliyaan hadallada qadafka ah ee Bulshada kala fogeynaya ee ay sida Shaqsi-weerarka ah Warbaahinta qaarkeed isugu mariyeen Muuse Biixi iyo Cabdiraxmaan-Cirro.

Cabdirashadii Xasan Mataan oo magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal Jimcihii Maanta Saxaafadda kula hadlay, waxa uu sheegay in Musharrixiinta Waddani iyo Kulmiye tartan ka dhexeeyo, waxa ay ku tartamayaanna yahay Shacabka Somaliland oo mudan inay midnimadooda iyo wada-jirkooda dhawraan oo aanay iyagu Bulshada qaybin, loogana baahan yahay siyaasad hufan iyo inay wada-jir Bulshada jawaab sax ah u siiyaan.

Waxaannu Warka Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Waddani Cabdirashiid Xasan Mataan idiinku soo gudbinaynaa Muqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews