berberatoday.com
Dowladda Denmark Oo Sheegtay Qaxooti Somali Oo Gaadhaya 100 Ruux Inay Dib Ucelinayso
December 30, 2016 - Written by Berbera Today

Denmar(Berberatoday.com)-Dowladda Denmark ayaa waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay dib ugu soo celineyso Qaxooti Soomaaliyeed oo tiradooda lagu qiyaasay 100 Qof.denmark

Afhayeenka Sinnaanta Sinjiga iyo Is-dhexgalka ee magaalladda Enhedslisten ee dalka Denmark ayaa waxa uu sheegay Hay’adaha Socdaalka ee Dalka Denmark in ay wadaan qorshe dib loogu soo celinayo Qaxootiga Soomaalida ah ee ku sugan Denmark.

Sidoo kale waxa uu sheegay  Afhayeenka Qaxootiga marka dib u dejin loo sameeyo in ay heli doonaan badbaadin joogto ah iyo la socosho dheeraad ah.

Dowladda Denmark ayaa sheegtay dib u celinta Qaxootigan in ay timid kadib markii ay saadaalisay xaalada ammaan ee Soomaaliya in ay tahay mid la isku haleyn karo.

Qaramada Midoobay ayaa dhowr jeer oo hore waxa ay ka digtay in si Qasab ah lagu soo celiyo Qaxootiga ku nool Caalamka, waxaana ay sheegtay arrintaasi in ay tahay mid xad gudub ah.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews