berberatoday.com
MEESHU WAA MEELMA ?W/Q KHADAR MAXAMED ASKAR
December 30, 2016 - Written by Berbera Today

Beribaa Waraabe Gaboobay Markaasuu Yidhi Waar Bal I Qaadoo Meel Aan Ku Nabad Galo Oo Halkan Ii Dhanta I Geeya Dabadeed Waa La Qaaday Markii Meel La Marayay Ayaa Ladhigay Markaasuu Yidhi Waa Meelma? Waa Heblaayo Waraabe Waar Ila Carara Waa Meeshaan Hasha Dhashay Iyo Nirigteeediiba Isasaaraye .Waa La Qaaday Markaasaa La Dhigay Waa Meelma Waa Meel Heblaayo Miyaanay Ahayn Halkaan Gurgurshaaga Ku Cunay Waar Iga Qaado Hooga e Meesha . Waa Laga Qaaday Meel Kale Ayaa Lakeenay Waa Meelma Markii Loo Sheegay “Waa Meeshaan Adhiga Dhan Ku Cunay “. Waa Laga Qaadey Meel Kale Ayaa La Dhigay Halkani Waa Meelma ? Waa Meel Heblaayo Aar Waa Meshaan Islaanta Gabowdey Ku Cunay Ee Caraale Ku Hooyo Beelaye Igala Carara . Haddaba Waraabayaashii Siday Oo Daalay Ayaa Yidhi Aynu Fogeynoo Meel Durugsan Geyno Oo Bilaa Godob Ah Waa La Geeyey Markiise La Dhigay Ayuu Yidhi Waa Meelma Markasaa Loo Sheegay Kuye: Waa Meeshan Nirgaha Kareebka Ah Ku Cunay Ee Coonbirna Ku Caano Iyo Nirgaba Beelay Aar Iga Qaada Meesha .Waxaa Ugu Danbayntii La Weydiiyey Halkeebaan Ku Geynaa Meel Dhiman Ma Jirtee Waraabe ? Wuxuuna Ku Jawaabay “Meelna Garan Maayee Isidsida uun.. Maanta Halkaa Waraabaha Muuse Biixi Ayaa Ka Dhigan Ilaa Qof Raaco Madaxweyne Siilaanyo Ama Ku Xigeenka Saylici Oo Aan La Socon Meelna Ma Tagi Karo

 

 

 

 

W/Q KHADAR MAXAMED ASKAR

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews