Daawo Muuqalka”Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Warfaafinta Xusbigaasi Oo Hoygiisa Ku Booqday Abwaan Af-gudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya.
December 31, 2016 - Written by Berbera Today
Boorama(Berberatoday.com)-Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi Oo ay Weheliyaan Xoghayaha Warfaafinta Waddani Iyo Masuuliyiin Kale Oo Hoygiisa Ku Booqday Abwaan Af-gudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya.
Berberatoday.com