berberatoday.com
Madaxwaynaha La Doortay Ee Maraykanka Donald Trump oo Ammaan Balaadhan Huwiyay Hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin+Muxuuse Ku Tilmaamay?
January 1, 2017 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha la doortay ee dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa ku ammaanay madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin inaanu ka falcelinin tallaabooyinkii uu qaaday Madaxweyne Obama ee ku aaddanaa cunaqabatayn uu ku soo rogay dalka Ruushka maalinimadii Khamiista.trump

Cunaqabataynadan ayaa Obama ku sababeeyey inay ahayd, farogelintii ay hay’adaha sirdoonka Ruushku ku sameeyeen doorashooyinkii Maraykanka ee sannadkan.

Madaxweyne Trump ayaa boggiisa Twitterka soo dhigay “Waxay ahay tallaabo wanaagsan dib u dhigistu” isaga oo sii raaciyey “weligay waan garanayey inuu Putin aad u caqli badan yahay”.

Putin ayaa sheegay inaanay wax dhibaato ah u geysanayn Diplomaasiyiinta Maraykanka isla markaana aanay cidna eryayn.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews