berberatoday.com
Maraykanka Oo Sheegay Inay Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al-shabaab
January 1, 2017 - Written by Berbera Today

USA(Berberatoday.com)-Dowladda Mareykanka, ayaa sheegtay in duqeyn ku dishay Sarkaal ka tirsanaa Al-shabaab.

Afhayeen u hadlay Wasaaradda difaaca oo lagu magacaabo John Kirby, ayaa sheegay in Duqeymo ay Diyaaradahoodu la beegsadeen deegaan ka mid ah Gobolka Jubbada Hoose ku dileen Saraakiil ka tirsan Kooxda Al-shabaab.

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Maraykanka oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi, “Waxaanu beegsanay Sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab.” Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray, “Howlgalkaasi waxaa fuliyay diyaaradahayaga dagaalka, laakiin ma xaqiijin karo in uu jiro khasaare soo gaadhay dadka shacabka ah.”

Drons

John Kirby ma sheegin Magaca Sarkaalka uu sheegay in Diyaaradaha Maraykanku ku dileen Weerarkan oo uu sheegay inuu dhacay Toddobaadkii hore.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews