Wasiirka Madaxtooyadu Muxuu U Sheegay Bulshada Reer Taleex?Daawo Muuqal
January 1, 2017 - Written by Berbera Today
Xaysimo(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa khudbad dheer ka jeediyay Degmada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo ee Somaliland, ka dib markii Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE oo halkaasi safar ku tagay ay la kulmeen Madax-dhaqameed iyo Waxgarad reer Xaysimo ah.
