Ciidamada Amaanka Dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Ka Tirsan Xisbiga Waddani , Masuulka Uu Yahay Iyo Sababta Loo Xidhay
January 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wararka aanu ka helayno Magaalada Nairobi ee dalka Kenaya waxaa ay noo xaqiijiyeen in ciidamada amaanka ee dalkaasi ay xabsiga dhigeen u qaabilsinihii xisbiga Waddani ee Arimha carabaha AMB Axmed Safiina ka dib marka sida ay sheegen masuulyiinta xisbiga Waddani uu xisbiga Kulmiye dacwad ka gudbiyey
