berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Laantiisa Finland Oo Soodhaweyn Balaadhan Usameeyay Taageerayaal Kusoo Biiray Kana Soo Digarogtay Xisbiga Ucid+Daawo Sawirada
January 2, 2017 - Written by berberatoday berberatoday

taageerayaal1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargaisa:(Berberatoday.com) cududan laxaadka leh ee ku soo biirtay kulmiye oo ay gadh-wadeen ka tahay Marwo Saamiya sheikh oo xilal kala duwan ka soo qabatay xusbiga ucid balse xiliyadan danbe iyadu ahayd la taliyaha arimaha dibada, ee new ucid.

Munaasibada xafladan lagu soo dhawaynayay masuuliyiinta iyo taageerayaasha ka soo digarogtay xusbiga ucid ee ku soo biiray kulmiye oo ay munaasibada si heer sare ah u soo agaasintay gudoomiyaha garabka haweenka Marwo HODAN oo iyadu ah xubin aad u firfircoon oo karti iyo dadaalba galisa xusbiga kulmiye ee ay masuuliyiintisa ka mid tahay marwo hodan oo halkaa hadala guubaabo iyo mahadnaq isugu jira ka so jeedisay ayaa ugu horay u mahad celisay taageerayaasha laxaadka leh ee ku soo biiray xusbiga kulmiye.

taagerayaalWaxa iyaduna halkaa hadal u badan sarbeeb iyo duur-xul ka hadlayaa sooyaalkii siyaasadeed ay soo marto iyo sababaha ay maanta kulmiye ugu soo biireen ba ka soo jeedisay marwo SAAMIYA SHEIKH oo sheegtay in ay in badan mucaarid so ahayd balse haatan ay farxad wayn u tahay inay maanta xusbil xaakimkii kulmiye ka mid noqoto

Sidoo kale waxa iyaguna alkaa ka hadlay masuliyiin tira badan oo mid kastaaba aad u bogaadiyay xaflada iyo maalinta oo ahayd ucurasadii sanadka cusub oo ah maalin taariikhiya 2017ki si kastaba ha ahaatee waxa qudbad qiimo badan oo si cilmiyaysan oo uu ka muuqdo bisayl siyaasiya u so bandhigay gudoomiyaha xusbiga kulmiye laantyiisa finland mudane AXMED KHALIIF oo isagu halkaas uga soo jeediyay dhamaan martida ka soo qayb gashay xafladan iyo bogaadin uu u diray madaxda iyo taageerayaasha cududoodii ku soo kordhiyay xusbiga kulmiye laantiisa finland gudoomiye axmed waxa kalo uu halkaa ka sheegay in xusbiga kulmiye yahay mid sooyaalka taariikhed ee somaliland ay qoridoonto oo uu noqonayo ama yahay ba xusbigii horumarka iyo wax qabadka oo ay maanta hogaaminayaan ragii dalka naftooda u soo huray

cududgudoomiye axmed waxa uu ku soo guaanaday hadalkiisa inaan xusbiga kulmiye la kala xigin ee uu yahay xusbi dhamaan shacbiga reer somaliland u siman yihiin oo u baahan qofkasta oo wax ku soo kordhin kara.

 

 

 

 

 

 

taageero1 faysal-cudud

 

 
 Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews