Khasaaraha Ka Dhashey Weerarkii garoonka Muqdisho Oo sii kordhaya+Dhimashada 7 Ruux Oo La xaqiijiyey
January 2, 2017 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Qaraxan oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhow xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane, waxa uuna Qaraxu ahaa mid ku wajahnaa Hotel Peace oo ku yaala agagrka xerada Xalane.