berberatoday.com
Khasaaraha Ka Dhashey Weerarkii garoonka Muqdisho Oo sii kordhaya+Dhimashada 7 Ruux Oo La xaqiijiyey
January 2, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Qaraxan oo ahaa mid culus ayaa waxa uu ka dhacay meel ku dhow xarunta Ciidanka AMISOM ee Xalane, waxa uuna Qaraxu ahaa mid ku wajahnaa Hotel Peace oo ku yaala agagrka xerada Xalane.
qaraxa-garoonka-diyaradaha

Hoteelka bartilmaameedka ahaa ayaa waxaa dhawaan lagu qabtay Shirka Madaxda IGAD, waxaana xusid mudan in Hoteelkaasi ay degaan dadka Ajaanibta ah ee dalxiiska ku imaada magaalada Muqdisho iyo shaqaale ka tirsan Hay’adda QM.
qarax-1-3

Qaraxa kadib ayaa waxaa halkaasi qariyay uuro waxaana la maqlaayay rasaas xoogan oo ay ridayeen Ciidamada AMISOM.

Qaraxii koobaad ayaa loo adeegsaday Gaari nooca Raaxada ah kaas oo lagu qarxiyay bar lagu baaro Gawaarida
Qaraxii labaad oo isna ahaa Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyay ayaa ku qarxay iridka laga galo xerada Xalane oo loo yaqaano Madiina Gate halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo ka tirsan AMISOM.

Sidoo kale saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyeed ayaa sheegaya in waxyeelada ugu badan ay soo gaaray ciidamadda ku sugnaa goobta qaraxa uu ka dhacay.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in Khasaaraha dhimasho iyo kan dhaawac uu gaarayo 7 Ruux oo ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan AMISOM.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews