Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Qado Sharaf Ku Maamuusey Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Maamulka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire+Daawo Sawirada
January 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isa markaaana ah musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta qado sharaf ku maamuusay madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Puntland Cabdisamad Cali oo deegan ahaan ka soo jeeda Somaliland isla markaana muddoyinkii ugu danbeeyey dalka ku sugnaa
