berberatoday.com
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay In Aanay Golahaasi Ansixin Miisaanyada Sanadka Oo Golahaasi Hortaala
January 2, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland waxaa uu cod dheer ku baaqay in xildhibaanada golahaasi aanay ansixin odoroska miisanyada sanadka 2017 oo golaha hor taala .

 

 

 

Xildhibaanka ayaa waxaa uu baaqiisa sabab uga dhigay miisanayada sanadkani in aanay ka turjumeen daruufaha iyo abaaraha dalku ku jiro isla markaana ay u muuqato miisanyad ku saleysan mid uu dalku barwaaqo ku jiro .

” Miisaanyadii shalay lanoo keenay waxaa ay u muuqtey miisaanyad ku saleysan dawlad barwaaqo ku jirta , waxaanu leenahay dawladeey la noqda miisaanyadan oo keena miisaanyad abaarta khuseysa ” ayuu yidhi xildhibaanku

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in uu gabi ahaanba meesha ka baxay xidhiidhkii ay Somaliland la laheyd dalka Ethiopia isaga oo tilmaamay hadii uu xidhiidhkaasi jiri lahaa  in aan la wayeen caawimoo biyo iyo caws ah oo dawladaasi ku soo caawiso dadkeena abaaruhu sameyeen

” Dalka Itoobiya intan buu inoo jiraa kun gaadhi oo caws ah baanu ka helaynaa hadii uu xidhiidhkeenu wanaagsan yahay iyo kun booyadood oo biyo ah ” ayuu yidhi Xildhibaanku

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/Ai4p46Kjp0o?t=52

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews