berberatoday.com
Indonesia: Dooni Siday 230 Qof Oo Dab Qabsaday.
January 3, 2017 - Written by Berbera Today

Jakarta(Berberatoday.comn)-Indonesia: Dooni Siday 230 Qof Oo Dab Qabsaday. Ugu yaraan 23 qof ayaa dhimatay 17 qof oo kalana waa la la’yahay kaddib markii uu dab qabsaday doon maraysay xeebta

thumb.phpmagaalada Jakarta ee caasimadda waddanka Indonesia. Doonta Zahro Express ayaa waxa ay in ka badan 230 oo qof u waday jasiiradda Tidung ee loo tamashlaha tago, taasi oo 50km u jirta magaalada Jakarta. Saraakiisha ayaa sheegay in dabka uu doonidu ku fiday xilli ay 1.5km ka fogaatay dekedda Muara Angke ee Jakarta, waxyar un kaddib markii ay halkaa ka shareecatay. Afhayeen u hadlay booliska ayaa sheegay in dabka loo malaynayo inuu ka dhashay dab ka kacay matoorka doonta. Warar ayaa sheegaya in dad badan ay badda isku tureen. Sarkaal ayaa BBCda laanta afka Indonesia u sheegay in 194 qof la soo badbaadiyay. Heerarka badqabka ee doonyaha Indonesia ayaa laga dayrinayaa, oo doonyaha waa la buux dhaafiyaa, sidoo kalana shilalka ayaa halkaasi ku badan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews