berberatoday.com
Sucuudiga Oo Qaadanaya Kumanaan Gabdho Somaliyed Ah Oo Guryahooda Ka Shaqaynaya
January 3, 2017 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Boqortooyadda Sucuudiga ayaa heshiis isfaham la gashay dowladda Soomaaliya, taas oo ay ku qaadanayso tobon kun oo gabdho Soomaaliyeed oo adeegtooyin ka noqonaya guryaha wadankaasi

 

Wargayska Iqtisaadi ee ka soo baxa Sucuudiga ayaa cadadkiisii shalay ku soo daabacay in ilo dimlamaasiyeed oo lagu kalsoonyahay  ay u sheegeen wargayska in la dhamaystiray heshiiska shaqaalaysiinta, islamarkaana uu dalka sucuudigu uu dhawaan tagi doono Wasiirka shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Soomaaliya Ibraahim Sheekh Muudeey, iyadoo qaybta ugu dambaysa ee heshiiska oo ah shuruudaha iyo xuquuqaha shaqaalahaasi lagu dhamaystiri doona marka uu tago wasiirku dalka sucuudiga.

Wargayska oo soo xiganaya dimplamaasiyiin magacyadoodaa qariyay, ayaa sheegay in Safaaradda Soomaaliya ee dalka sucuudiga ayaa door muhiim ah ka qaadanaysa heshiiska shaqaalaysiinta gabadhaha Soomaaliyeed, iyadoo dalabyo ama codsiyo ka heshay shirkaddaha dadka shaqaalaysiiya ee Dalka Sucuudiga.

Shirkadaha  sucuudiga ee shaqaalaha dibada ka keena ayaa la sheegaya inay ku adkaatay in gabdho guryaha ka shaqeeya ay ka keenaan wadamada Siralanka, Philipine iyo Ugandha, iyadoo shaqaalaha wadamadaasi ay dalabadeen in kabadan 1500 Dollar  iyo xuquuqo kale, waxayna doorbidayaan inay helaan shaqaale jaban, oo xuquuqo badan aan dalbanayn.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews