berberatoday.com
Sucuudiga Shaqaale Lagu Xukumay Xabsi Kadib Markii ay Dooneen Mushaharkoodii
January 3, 2017 - Written by Berbera Today

Jeddah(Berberatoday.com)-Wararka ka imaanaya Sacuudiga ayaa sheegaya in shaqaale ajnabi lagu xumkumay xabsi, iyo in la karbaasho markii ay ka cawdaan inaan mishaar la siin.

Wargaysyada Sacuudiga ayaa sheegay in ku dhawaad konton shaqaale ay ku xukuntay afartan iyo shan ilaa afar bilood oo xabsi ah maxkamad ku taal Mecca.

Shaqaalaha qaar ayaa lagu xukumay saddex boqol oo karbaash.

Dacwadan ayaa la xidhiidha shirkadda dhismaha ee Saudi Binladin, oo shaqaale badan shaqada ka joojiyay isagoon lacag siin bilo badan kadib markii dhaqaalaha Sacuudiga ay saamaysay hoos u dhacii sicirka shidaalka.

Dhowr bas oo ay leeydahay shirkadda ayaa waxaa gubay shaqaale xannaqsan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews