berberatoday.com
Qarax Ka Dhacay Geerash Ku Yaala Meel Aan Ka Fogeyn Xarunta Hay’adda UNDP Ee Magaalada Muqdisho
January 4, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax sida la sheegay gaari lagu xiray ayaa ka dhacay gudaha garaash gadiidka la dhigto meel aan ka fogeyn xarunta hay’adda UNDP,  kaa oo sababay dhaawaca ilaa afar ruux.

qrxGaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa lagu waramayaa in uu xalay ku baryay gudaha garaasha, hasse ahaatee saakay ayaa la maqlay qaraxa oo loo maleynayo in lagu xiray gaarigan.

Saraakiil ka tirsan ilaalada hay’adda UNDP ayaa sheegay in afarta ruux ee dhaawacmay ka tirsanaayeen shaqaalaha hay’adda UNDP.

Goobjoogayaaal ayaa warbaahinta u sheegay in gaariga uu ahaa nooca  HILUX oo Soomaalida u taqaan Qooqan.

Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in ilaalada xarunta hay’adda UNDP la wareegeen garaashka uu qaraxa ka dhacay, waxaana  jira dad la tuhunsan yahay oo loo soo xiray qaraxan.

Qaraxan ayaa ku soo beegmaya xilii maalin ka hor labo weerar loo adeegsaday gadiidka walxaha qarxa lagu soo raray lagu bartilmaameesaday garoonka diyaaradaha iyo hotelka Peace ee magaalada Muqdisho.

 

 

Source Hol

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews