“Reer Somaliya Waan Jecelahay , Bari Baan Moqdisho Tagi Karaa , Qoladan Kulmiye na Kuma Raacsani Weerarka Tooska Ah Ee Ay Ku Qaadeen Waddani ” Muj cali Guray”Daawo Muuqal
January 4, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Muj Cali Guray Oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga muxaafidka
ah ee Kulmiye waxaa uu ceeb iyo wax aan fiicneen ku tilmaamay in la isku xajiimeyso arimo Somali Weyn
Muddane Cali Guray waxaa uu sheegay in aanu xisbiga Kulmiye kula soconin weerar toos ah oo uu ka qaadey xisbiga Waddani iyo waftigii dhawaan tagay dalka Nairobi ee xisbigaasi ka mid ahaa
” Maalmahan dhaweyd qaabka ay u dhaqmeen masuulyiinta xisbiyada ugu sareeya ee ay ku jiraan kuwa madatinimada dalkan ka doonaya qaabka ay u dhaqmeen waxaa ay aheyn sida ay u dhaqmaan ku yar yar ee 1994 dhashey ee Facebook yada ka murma .