berberatoday.com
Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Oo Shaacisay Nidaam Cusub Oo U Gaar Ah Cashuur-bixiyeyaasha
January 4, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa markii hindistay nidaam cusub oo lagu diiwaangeliyo Muwaaddiniinta Cashuur-bixiyeyaasha ah ee bixiya Cashuuraha ku waajibay.

Agaasimaha Waaxda Cashuuraha ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cawad oo faahfaahiyay nidaamka cusub oo ay shalay shaaciyeen, waxa uu yidhi; “Xafiiska diiwaangeliyaha Cashuur-bixiyaha ee ku dhexyaal Waaxda Cashuuraha Berriga. Xafiiskani waa Xafiis cusub oo aannu ugu tala-galnay inuu noo diiwaangeliyo Cashuur-bixiyayaasha, oo waxa naga caawiyey Ingiriiska. Runtii wuxuu Xafiiskani soo kordhin doonaa in Cashuur-bixiyihii uu ku diiwaangeliyo Foomam heer caalami ah oo Cashuur-bixiyeyaashu waxay heli doonaan Lambarro farriin siinaya marka nidaamka la geliyo.”

Wasiirka Maaliyadda Samsam Cabdi Aadan oo iyana halkaas ka hadashay, ayaa sheegtay inuu nidaamkan cusubi yahay nidaam la isku hallayn karo, waxaanay tidhi; “Waxyaabo badan oo wax nagaga lumi jireen baa jira oo runtii u baahan in la beddelo, markaa marka uu wixi Elegtarooni noqdo way hawl-yaraanaysaa Shaqdu. Qofkiina wixiisii waxay noqonaysaa wax aan la beddelayn ama aan la masaxayn. Xafiiskan waxa loogu talogalay in lagu diiwaangeliyo Cashuur-bixiyayaasha si xuquuqdoodana loo ilaaliyo si caalami ahna waxooda u helaan, oo sidan waddanku wuu iska beddelayaa oo Baanan caalami ah baa imanaya oo waxyaabo badan baa is beddelaya.”

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews