berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Mushaharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Idaacad Radio Hargeysa Iyo Waxa Uu Ku Sifeeyey
January 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u soo jeediyey idaacada Radio Hargeysa

Musharax Cabdiraxmaan Ciro oo ka hadlaayey munaasibad xisbigiisu ku soo dhaweynaayey garabka aqlabiyada xisbiga UCID ayaa waxaa uu musharaxu idacaada Radio Hargeysa ku sifeyeey idaacadii dalka Rwanda ee warkii laga sii daayey lagu xasuuqey dad badan

 

 

Sidoo kale Musharax Ciro waxaa uu sheegay in idaacada Radio Hargeysa laga sii daayo habeen iyo maalinba warar been iyo boro bogaando ah oo qaranka dhawaac u keeni kara

 

” Dalka Rwanda waxaa lagu xasuuqay dad gaadhaya 1 Million oo qof , waxaana sabab u ahaa Radio ku yaalay caasimada dalkaasi , Idacaada Radio Hargeysa waxaa ay la mid tahay Idacaadii Rwanda ee dadka xasuuqdey .

Idacaada Radio Hargeysa waxaa ka socda been iyo boro bogaando , telefiishankuna ma dhaamo ” ayuu yidhi Musharax Cabdiraxmaan Ciro

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews