“Muuse Iyo Cirro Gacanta Ayaan Isu Saarnay, Waanay Noo Dhego-Nuglaadeen” Suldaan Aadan Faarax
January 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka
Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Salaadiintii ka qayb qaadatay xalinta iyo soo af jarida khilaafkii muddooyinkii ugu dambeeyey u dhexeeyey Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in labadan masuul ay heshiisiyeen, gacantana isku saareen, balana meel ay isla dhigeen
