ALOOW AANAAN ADOON ADOON U NOQON AAMIIIIIIN W/Q CALI CISMAAN XUSEEN(CALI GURAY)
January 6, 2017 - Written by Berbera Today
Somaliland uu jiray 27 sano intii ka horays wuxuu soomary marxaldo kalduw oo dadkii noolaa ayku fara adageen diintooda iyo dhaqankooda suuban ee waafaqsan diinteena islaamka tusaale markii baaderigii ingiriis uu kafuray minjacaseeye gobolka saaxil markay ogaadeen waxa lagu dhigo dugsiga waa lagu kacay waanu guuray dadkiina mudo 50 sano ah ayay waxbarasho ka xanaaqeen ilaa rag reer somalilnd ah wax lagu soo bary soodaan dabadeed dadka wax u sheega layidhi oo iyana aa aad loo qaadan dadku waxay waxbarasha ku dhiiradèen xornimada ka dib . dadkaa waqtigaa noolaa waxan odhan karaa waxay ahaayeen dad qiimo badan ==waxa xigay xiligii kacaanka dadka reer somaliland way taageereen intay ku shaqaynaysay wadaiyada iyo cadaalada laakiin markay qabyaalada u xuubsiibatay way ka horyimaadeen waxanay lagaleen dagaal qadhaadh waanay ku guulaysteen ragii soo halgamay iyo guurtidii xalaasha ahayd waxay ku dhawaaqeenqaran madax banaan inkasta oo dagaalo sokeeye dalka ka dhaceen oo siyaasad dabada ku haya hadana guurtidii oo kaashanaysa dhaqanka wanaagsan ee ay ku soo barbaareen ee aan ajinebag waxba u aqoon ogna meesha ay galaan in aanay hagaagin ayaa inta ay joojiyeen waxan ay ula bexeen deeqda anigu waxaan idhaahdaa sunta e ayaa dhexda marada ku xidhay oo ku soodhisay xukuumad aan ku iman laaluush ee ay iyagu si madax banaan u doorteen hadaba wixii ka danbeeyay inakasta oo dagaalo sokeeye ay dhaceen hadana waxa inoo dhismay dawlad inagaadhsiisay heer uu qof wax doorankaro “‘”””= maanta waxaynu maraynaa dadkii halka looga baahnaa xukuumada in ay garaadka dadka koriso ayaa waxay kayeeshay in ay hoos u dhigto heer ay gaadhsiisay in ay caloosha ku adoonsato oo aan dadkuba fekerin dabadeed ay dadku ku amaanaan hebel toban aqal ayuu ingiriiska ka dhisay oo lagu amaano musuqmaasaqa halka la odhanlahaa mushaharkaagu waa intane xagaadka keentay alooow aanaan adoon adoon u noqon oo àanan ka waxaa sameeyay ugu codayn aaaaammmiiiin