berberatoday.com
Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi Tiiraanyo Leh Udiray Gudoomiyihii Waxbarashada Gobolka Sanaag Marxuum Max’ed Saalax Xaaji Xasan (ANNIIS) Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raajicuun, Kulu-nafsi daa’iqatul Mawd
January 6, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Tacsi tiiraanyo badan u diray Rabbi Naxariistii Janno haka waraabiye Gudoomiyihii waxbarashada ee Gobolka Sanaag  Marxuum Max’ed Saalax Xaaji Xasan  (ANNIIS) Oo shil Gaadhi ku geeriyooday Maanta, kaddib markii gaadhigiisa iyo gaadhi kale oo xamuul ahi isku dhaceen kala sharka Magaaladda Burco iyo Sheekh dhexdooda.

Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa marxuumkaa ku siffeeyey adoon wanaagsan, oo dad la dhaqan leh, akhlaaq wanaagsana rabbi ku mannaaystay. 
Aqoonyahan Jamaal Cali xuseen ayaa Marxuumka Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, qaraabada, bahda waxbarashada iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan saadiq ah ka siiyo.Aamiin….Aamiin….Aamiin.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews