“Asaasaqa Oo Ku Badan”Dadka Dagan Agagaarka Wadooyinka Mashquulka Badan
January 6, 2017 - Written by Berbera Today
Ottowa(Berberatoday.com)-Saynisyahanno reer Kanada ah ayaa ogaaday in dadka ku nool agagaarka wodooyinka mashquulka badan ay halis sii koraysa ugu jiraan in ay asaasaqaan ama dhibaato wayn soo gaarto habka ay maskaxdoodu u shaqayso.