berberatoday.com
“Asaasaqa Oo Ku Badan”Dadka Dagan Agagaarka Wadooyinka Mashquulka Badan
January 6, 2017 - Written by Berbera Today

Ottowa(Berberatoday.com)-Saynisyahanno reer Kanada ah ayaa ogaaday in dadka ku nool agagaarka wodooyinka mashquulka badan ay halis sii koraysa ugu jiraan in ay asaasaqaan ama dhibaato wayn soo gaarto habka ay maskaxdoodu u shaqayso.

baabuur badan

Cilmi baaristan waxaa daabacday jariiradda arrimaha caafimaadka ee Lancet ee Britain ka soo baxda.

Saynisyahannadu waxay muddo toban sano ah baaritaan ku sameeyeen lix milyan oo ruux oo ku sugan gobolka Ontario.

Waxay ogaadeen in dadka dagan meel 50 mitir u jirta wadooyinka saxmadda badan in ay u badan tahay in ay boqolkiiba 12 uga dhawyihiin in uu ku dhaco cudurrada maskaxda khalkhaliya marka la barbardhigo dadka kale ee ka fog wadooyinkaas.

Waxay sheeheen in qiiqa wasakhaysan iyo sawaxanku in ay gacan ka gaysanayaan in maskaxdu diciifto.

Ku dhawaad 50 milyan oo ruux oo adduunka ku nool ayaa qaba noocyo ka mid ah xanuunka asaasaqa.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews