berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Waraysigii Farmaajo Ku Sheegay Kulankii Uu La Yeeshay Cabdiraxmaan Ciro Ee Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Indha-adayga Kaga Jawaab Celiyeen
January 6, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Raysal-wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax hadda u tartamaya Jagada Madaxweynaha dalka Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), oo dhawaan Waraysi uu bixiyey kaga hadlay rejadiisa, waxyaabaha u qorshaysan iyo kulan magaalada Nairobi ku dhex-maray Wefti ka socday Xisbiga Mucaaradka ah ee Somaliland ka jira ee Waddani oo uu hoggaaminayey Musharraxa Jagada Madaxweynaha Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaannu isagoo dhammaystiran waraysigaasi sidaannu idiin ballan-qaadnay idiin soo gudbinaynaa.

WERIYE MAXAMED BAKAYLE IYO MUSHARRAX MAXAMED CABDILLAAHI FARMAAJO 2017

Waraysigan oo hordhiciisii aannu idiinku soo gudbinnay Bayjkeennan Warbaahinta Aftahannews.com, ayaannu immikana isaga oo dhammaystiran idiinku soo gudbin doonnaa isla Aftahannews. Hase-yeeshee, Waraysigan oo uu Weriye Maxamed Yuusuf Bakayle magaalada Muqdisho kula yeeshay toddobaadkii hore Farmaajo, ayey Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani dafireen inay kulmeen, isaga oo Hoggaamiyaha Xisbigaas Xirsi Cali Xaaji Xasan sheegay inaanay is-arag, Nairobina ku kulmin ee uu been yahay Warku iyo Sawirro la isu keenkeenay.

Hase-yeeshee, isaga oo Waraysigani dhammaystiran, qaabkii uu u dhacay, su’aalihii Farmaajo la weydiiyey iyo Jawaabaha uu ka bixiyey oo ay ku jirta ta uu kaga hadlayo kulanka kooban ee isaga iyo Musharraxa Madaxweynaha Waddani ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan-Cirro ku yeesheen Nairobi iyo waxay kaga wadahadleenba uu ku sharraxayo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews