berberatoday.com
Daawo Sawirro Gaadhi La Yaab Leh Horena Aan Loogu Arag Caalamka Oo La Soo Saaray
January 6, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda Letvision ee Sameeysa Gaadiidka ayaa soo saartay Gaari la yaab leh oo aan nuuce horey Caalamka loogu arag.

Ku dhowaan 30 sano kadib ayey sheegeen Masuuliyiinta Shirkadan inay ku guuleysteen soo saarista gaarigan, marne caadi marna isku bedelaya Robotka Bini’aadamka loo ekeysiiyey ee Filimada qaar laga daawado.

Shirkadan oo fadhigeedu yahay magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa sheegtay iney riyadeeda rumeysay maadaama ay ugu dambeyn sameysay gaarigii ay ku hamineysay mudada dheer.3

Ujeedada ugu weyn shirkadan ayaa la sheegay iney aheyd sameynta gaari u istaagi kara sida noolaha oo kale, una socon kara sida gawaarida caadiga ah oo kale.

Gaarigan oo ah nooca BMW-M3 ayaa istaagaya una tababaran sida computer-ka ay nooluhu ku shaqeystaan ee Robot loo yaqaano.

Muuqaalkii ugu horreeyey ee laga soo duubay gaarigaan ayaa la arkay isagoo u soconaya sida gawaarida caadiga ah oo kale, ka dibna u istaagaya sida noolaha oo kale, weliba wuxuu dhaqdhaqaajinayaa gacmo loo sameeyey.

Arintan ayaa la sheegay iney qeyb ka tahay tiknoolajiyadda casriga ah ee uu ku tallaabsanayo adduunkan, waxaana shirkadan ay qorsheyneysaa iney ruqsad u hesho soo saarida iyo ka ganacsiga gaarigan.1234

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews