Jilaaga Caanka Ah Ee Reer Hindiya Om Puri Oo Geeriyooday Iyo Qaar kamid ah Jileyaasha Caanka Oo Tacsiyeeyay
January 6, 2017 - Written by Berbera Today

Jilaaga caanka ah ee u dhashay Hindiya, Om Puri, oo aflaantiisa ugu caansan uu ka mid ahaa East is East, ayaa dhintay, sida mid ka mid ah qoyskiisa uu u sheegay BBC-da. Jilaaga waxaa ku dhacay wadna xanuun Jimcihii, waxaana la dhigay gurigiisa oo ku yaalla Mumbia, sida wararka ay sheegayaan.