berberatoday.com
Guddiga Doorashada Iyo Murashixiinta Saddexda Xisbi Oo Maanta Kulan Muhiim Ah U Balansan
January 7, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddexda murashax Muuse, Cabdiraxmaan iyo Faysal, ayaa maanta barqada la filayaa inay shir muhiim u ah arrimaha doorashada la galaan guddiga doorashada, waxaanay ka wada hadlayaan suurtogalnimada inay doorashadu qabsoonto March 2017, iyadoo ay dalka ka jirto xaalad abaareed oo isa soo taraysa.

 

Guddiga doorashada ayaa ka soo laabtay safar ay ku tageen gobalada dalka oo ay ugu kuurgaleen in goobahihii ay iska diiwaangeliyeen kaadhadhka loogu gayn karo dadka shacabka ahi si ay u codeeyaan doorashada. Warbixintaas ayaa la filayaa inay saddexda xisbi u soo bandhigaan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews