berberatoday.com
Baashe Morgan Oo Arooskii Ugu Qaalisanaa Magaalada Dubai Ku Qabsanaya Todobaadkan Iyo 700,000 Kun Dolar Oo Uu Ka Dilaalay Saldhiga Ciidan Ee Dawlada Masar Ka Dhisanayo Berbera
January 8, 2017 - Written by Berbera Today

Dubai(Berberatoday.com)-Baashe Morgan Oo Arooskii ugu Qaalisanaa Magaalada Dubai ku Qabsanaya Todobaadkan Iyo 700.000 kun Dolar Oo uu Ka Dilaalay Saldhiga Masar ee Uu Berbera Ka Dhisanayo

Maalmahanba Baashe Cawil Morgan Oo ka Maqnaa Warbaahinta ayaa Bartiisa facebook waxaa uusoo Dhigay Hanbalyo uu shacabka ka codsanayo inay Ugu Duceeyaan Xaaskiisa Cusub oo Arooskoodu Ka Dhici Doono Magaalada Dubai gaar ahaana Hotelka Five Star

Baashe Cawil Ayaa Tumasho iyo raaxo ka Bilaabay Imaaraadka Isagoo Sida Maryaha u Kala Bedelanaya Dumarka ka dib markii uu Guulo Hor leh kasoo Hooyay Wareejinta Dekeda Berbera oo uu u gacan Geliyay Imaaraadka iyo Dawlada Itoobiya Kaasi oo Baarlamaanka Somaliland si duuduub ah ku Ansixiyeen

Sidoo kale Waxaa uu Baashe Morgan Wadaa olole Dalka MAsar lagu siinayo Saldhig Milatari oo Laga Weeraro Dalka aynu Jaarka Nahay ee Itoobiya Kuwaasi oo doonaya inay kala Kiciyaan Biyo Xidheenka Abbay ee Webiga Niil

Xaaskiisii Hore oo Shirkada DP World Ka Qadatay Lacagtii Xaqulqalinka ayaa Iyaduna Soo Dhoweysay Arooska Ninkeeda Waxaana ay ugu Hanbalyay inuu Hawshiisa Wato

Daawo Sawirada Arooska Cusub

Xigasho Seylactoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews