berberatoday.com
Maareye Kuxigeenkii Tvga Qaranka Somaliland Ee Muqdisho Ugoostay Oo Siramiya Uga Mid Noqday Xildhibaanada Aqalka Sare Ee Dawlada Xamar
January 8, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Mustafe Maxamuud Qodax mareeye ku xigeenkii hore ee telefishanka Somaliland ayaa waxaa uu dhawaan ka degay magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya.

mustafe qodaxD

Muddane Mustafe Qodax waxaaa uu maanta u tartamay in uu ka mid noqdo xildhibaanada aqalka sare ee dalka Somaliya isaga oo la tartamayey musharax lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Cabdi

Mustafe Qodax ayaa doorashada ku guuleystay ka dib markii musharaxii la tartamayey uu u tanaasulay waxaana uu sidaasi ku helay dhamaan codadka ergadii wax dooraneysay oo dhameyd 46 cod

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews