Baarlamaanka Turkiga Oo Ka Doodaya In awoodda Loo Kordhiyo Madaxweyne Erdogan B
January 9, 2017 - Written by Berbera Today
Ankara(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Turkiga ayaa maanta billaabaya dood la xidhiidha qorshe la doonayo in isbadal lagu sameeyo dastuurka dalkaas si awoodo dheeraad ah loo siiyo madaxwaynaha.
Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in awood heer sare ah ay Turkiga la simi doonto dalalka Faransiiska iyo Maraykanka.