berberatoday.com
Golaha Guurtida Oo Duuduub Ku Ansixiyey Maanta Xeer Khuseeya Doorashada Madaxtooyada JSL Oo Muran Badani Hadheeyay
January 9, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Maanta duud-duub ku ansixiyey Xeerka Doorashada Madaxtooyada iyo Goleyaasha deegaanka, ka dib markii Toddobaadkii hore Golaha Wakiilladu meel-mariyeen.

Xeerkan oo ka hadlaya Hab-raaca Doorashada iyo sida Goobaha Cod-bixiyeyaashu Codkooda ka dhiibanayaan, ayaan Xildhibaannada Golaha Guurtidu ka doodin, balse ay duu-duub ku ansixiyeen.

Qodobbada Xeerka la ansxiyey ayaa waxa ka mid ah ‘in Cod-bixiye kastaa uu ka codeeyo Goobtii uu iska diwaangeliyey ee uu ka qaatay Kaadhka Cod-bixinta’, laakiin Xildhibaannada diiday in sidaa lagu ansixiyo, ayaa sheegay inay doonayeen in Qodobkaa lagu beddelo ‘in Qofku meesha uu xilliga doorashadu dhaceyso jooga uun ka codeeyo’, maaddaaama oo ay Xilligan Somaliland ka jiraan Abaaro isla-markaana Dadka badankiisu aanay joogin goobihii ay iska-diwaangeliyeen.

Guurtida

Xildhibaannada soo jeediyey in Wax ka beddel lagu sameeyo Qodobka Goobta Qofku Codka ka codeynayo, ayaa waxa ka mid ahaa Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg).

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews