berberatoday.com
Gabadh Yar Oo 8 Jir Ah Oo Haraad Iyo Gaajo Ugu Geeriyootay Gobalka Saraar
January 10, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Farxiya Maxamuud Xuseen oo ahayd gabadh yar oo 8 jir ah ayaa deegaanka Kala-jeex ee gobalka Saraar ugu geeriyootay haraad iyo gaajo, ka dib abaarta adag ee ka taagan deegaanada kala duwan ee Somaliland.

 

Guddiga gurmadka abaaraha gobalka Saraar iyo warbaahinta ayaa booqday qoyska ay ka soo jeeday gabadhan yari, waxaanay sheegeen inay ku suganyihiin xaalad adag oo nololeed, iyagoo xusay inay gabadha yari u geeriyootay haraad iyo gaajo iyo xanuun u raacay.

Qoyskani, waxay saxaafadda u sheegeen inaanay dhawr iyo toban habeen karsan wax cunto ah islamarkaana ay xubno qoyska ka tirsani u jiifaan xanuuno ka dhashay cunto la’aan iyo biyo la’aan, waxaanay codsadeen gurmad deg deg ah.

Guddiga abaaraha gobalka Saraar ayaa iyaguna xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha caalamiga ah ka dalbaday in lala gaadho gobalkaas gurmad deg deg ah inta aanay xaaladu faraha ka bixin.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews