berberatoday.com
Cristiano Ronaldo Oo Lionel Messi Kaga Guuleystay Abaalmarinta Ciyaaryahanka Ugu Fiican Caalamka.
January 11, 2017 - Written by Berbera Today

messsiZurich(Berberatoday.com)-Cristiano Ronaldo waxaa loo caleemo saaray ciyaaryahanka ugu wanaagsan caalamka ka dib xaflad ka dhacday Zurich oo lagu gudoonsiiyay abaalmarinta FIFA
Ronaldo oo u dheela Real Madrid iyo xulka qaranka Boortoqiiska, wuxuu abaalmarintan uga guuleystay ciyaaryahanka Barcelona ee Lionel Messi iyo Antoine Griezmann oo u ciyaara Atletico Madrid.
cristiano
Ronaldo ayaa sidoo kale dhowaan ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or, asigoo lagu sharfay inuu Real Madrid kula guuleystay Champions League, iyo xulka qarankiisa oo uu la qaaday koobka Euro 2016.

Macallimka kooxda Leicester, Claudio Ranieri ayaa noqday tababaraha ugu fiican ragga.

Tababarihii hore ee gabdhaha Silvia Neid ee Jarmalka ayaa abaalmarinta dumarka macallimiinta ah ku guuleysatay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews