berberatoday.com
Nuxurka Farriin Raalligelin Iyo Xaal Gole Joog Ah Oo Wargeyska Hubaal Udiray Fanaannada Qaranka Ee SAHRA HALGAN
January 11, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maamulka, Hawl-wadeennada Iyo Qalinleyda Bahda Warbaahinta HUBAAL [Wargeyska Afka Soomaaliga Ku Soo Baxa ee HUBAAL Iyo Lammaanihiisa Afka Ingiriisiga Ku Baxa Ee The Independent] Waxaa Uu Raalli-gelin ka bixinayaa qoraal si kama’ ah loogu daabacay degelka Wargeyska HUBAAL ee Hubaalmedia.net, kaasi oo wax lagaga sheegay shakhsiyadda iyo maamuuska Fanaannada reer Somaliland ee Sahra Axmed Maxamuud (Sahra Halgan). Qoraalkan oo degelka Hubaal si aan ku talogal iyo kas ahayn loogu daabacay ayaa nuxurkiisu ahaa in Fanaannadu ay wax ka sheegtay madaxda qaranka Somaliland gaar ahaanna hoggaanka xibsiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Haddaba baadhitaan iyo ka daba tag uu maamulka Warbaahinta HUBAAL ku sameeyey qoraalkaas waxaa uu ku ogaaday in aanay haba yaraatee haddalladaasi ku ladhnaa qoraalka aanu sheegnay in ay Sahra Halgan ku naqdiday madaxda WADDANI aanu waxba ka jirin. Sidoo ay tahay annaga oo qirsan milgaha iyo karaamada ay qaranka ku leeyihiin birmagaydada ay Sahra halgan ka mid tahay waxaanu ka raalligelinaynaa qoralkaasi, waxaana sidoo kale aanu ka raalligelinaynaa qoraalkaas cid kasta oo akhriday isla markaana uu saameeyey shakhsiyadooda.

https://youtu.be/svmEGqRoSK4?t=2

 

 

 

 

 Xigasho Hubaalmadia.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews