berberatoday.com
Guddoomiyaha Baarlamaanka Cusub Ee Soomaaliya Oo La Doortay
January 12, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxa Goor dhawayd la soo gebogabeeyay Doorshadii Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku tartameen Maxamed Cismaan Jawaari, Cabdirashiid Maxamed Xiddig, Cabdifataax Maxamed Ibraahim iyo Idiris Aadan Dhakhtar.

Doorashadan oo martay Dhowr Wareeg, ayaa waxa ku guuleystay Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari oo hore Guddoomiye ugu ahaa Baarlamaankii Wakhtigu ka dhamaaday ee uu beddelay Baarlamaanka cusub.

Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa helay 141 Cod, halka Cabdirashiid Maxamed Xiddig uu helay 97 Cod, waxa kale oo 17 Cod helay Cabdifataax Maxamed Ibraahim Geeseey iyo Idiris Aadan Dhakhtar oo helay laba Cod oo keliya.

Jawaari

Dadka Siyaasadda Faalleeya, ayaa sheegaya in haddii Guddoomiyaha Baarlamaanka uu ku guuleystay Maxamed Cismaan Jawaari uu Doorashada Madaxweynaha ku guuleysan doono Madaxweynaha hadda xilka haya Xasan Sheekh Maxamuud, iyagoo taasi u daliishanaya sida ay iskugu dhow yihiin Xasan iyo Jawaari.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews