berberatoday.com
Kawaankii Kaluunka Ee Berbera Oo Xidhan Mudo Sanad Kabadan Iyo Sababta Oo Wasiirka kaluumaysiga Loo Aanaynayo
January 12, 2017 - Written by Berbera Today

Berbera(Berberatoday.com)-Kawaankii kaluunka Ee Berbera oo Sidii Xadhiga Looga jaray Aan La Isticmaalin Mudo Ku Dhaw Labo Sanodood,

Mudo sanad Kabadan Ayaa Xarunta Neth Fish Ee Berbera Waxaa Laga Hirgaliayay Kawaan Cusub Oo Loogu Talo Galay In Kaluunka Lagu Iibiyo oo Ay Sariibad U Noqoto Boqolaal qof oo Kaluumaysato Ah, Sariiibadan Sidii Xadhiga Looga Jaray Way Xidhantahay Waxaana Wararka Soo Baxaya Sheegayaan In Wasiirka Wasaarada kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Guureed Uu Hortaagan Yahay In La Furo Kawaankan oo Shaqadii kaluun Lahu Socoto,

Wararka La Hellaayo Ayaana Tibaaxaya In Dhawaanta In Ogalansho Shaqsi Ah Loosoo Siiyay Xoghayihii Hore Ee Dawlada

Hoose ee Berbera Suhayb Maxxamed Cali, Arinkan Oo u Muuqandoona Mid Ka Hor Imanaya Shaqadii kaluunlayaasha ee Iyaga Loogu taborucay sariibadan Ama Kawankana kaluunka Sidii Ay Ugu Shaqaysan Lahaayeen,

Dabcana Sida aay Noo Xaqiijiyeen Rag U Dhuun Daloola Arimha Sariibadan Kaluunka Ayaa noo Sheeegay in Xubno Sare oo kamida kaluumaystadau in aay U tageen Wasiirka kaluumaysiga Kana Codsadeen In Uu Ku wareejiyo Kawaankan Si Loo Bilaabo Wixiii Loogu talo Galay oo Ahaa In kaluunlayaashu Ku Iibsadan kaluunkooda,

Laakiin Wasiirku Wuu Diiday Siday HWN u xaqiijiyeen In uu Albaabada u Furo kawaanka kaluunka ee Berbera oo Sida La Ogyahay Xidhan Mudo sanad Ka Badan ,

Sariibadan Ayaa Waxa Dhisay hay,ada FAO waxaanay Ugu Talo gashay In Aay Suuq u Noqoto Kaluunlayasha Iyagau Xirfadoodu Tahay Tafaariiqaynta kaluunka Iyadoo Aay Gacana ka gaysatay hay,ada kale ee Somaliland FIAR FISHING oo Iyadu qaboojiye wayn oo Lagu Kaydin Karo kaluunka Ka Samaysaya Xarunta NETH FISH Ee Berbera,

Kawaankan Ayaa Sidii Loo Dhisay Aan La Furin Laguna Shaqayn waxaanad Arkaysaa hadii aad Gudaha u gasho Dhaska iyo xashiishka ka Buuxa, Waana nasiib Daro Sariibadan oo dadkii Ku Shaqysan lahaa Diyaar Yihiin In Aay u Xaniban tahay wasiirka Wasaarada kaluumaysiga

fish1 fish2

 

 

Xigasho biyo Guurenews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews