Madaxweyne Obama Oo Jeediyay Khudbadii Ugu Dambeysay Inta Uusan Xilka Wareejin
January 12, 2017 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha xilka wareejinaya ee Mareykanka Barrack Obama ayaa gobolkiisa ka jeediyay khudbadii ugu dambeysay inta uusan xilka wareejin.
Magaalada uu kasoo jeedo ee Chicago ayuu ka jeediyay khudbadaa xalay asagoo dadka Mareykanka oo dhan la hadlaayay. Khudbadaa ayaa si toos ah talefishinada looga daawanaayay.
