berberatoday.com
Dilalka Dhalinyarada Ku Shaqeysata Mooto Bajaajka Oo Ku Soo Badanaya Muqdisho
January 14, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Waxaa waayadii waxaa sii kordhayay dilalka rag ku labisan dareyska ciidamada dowlada Soomaaliya kula kacayaan dhalinyarada ku shaqeysata gadiidka yar yar ee Mooto Bajaajka oo siweyn looga isticmaalo magaalada Muqdisho.Bajaaj

Subaxnimadii hore ee saakay ayaa degmada Wadajir waxaa toogasho lagu dilay mid ka mid ah darawlada ku shaqeysta gadiidka Mooto Bajaajka, kadib markii uu rasaas ku furay shaqsi ku labisnaa dareyska ciidamada militariga dowladda Soomaaliya.

Goob joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in shaqsiga dilka geystay markii hore uu ka dalbaday marxuumka in uu horay u sii qaado hasse ahaatee uu ka biyo-diiday taasoo keentay in uu rasaas ku furo, lamana sheegin in la qabtay askariga dilka geystay.

Todobaadyadii ugu danbeeyayba qeybo kala duwan oo caasimada ah waxaa sidan oo kale toogasho lagu dilay darawalada gadiidka Mooto Bajaajka oo siweyn loo adeegsado kuna badan magaalada, waxaana inta badan dilalka yihiin kuwo salka ku haya lacago ciidamada ka qaadaan gadiidleyda oo leysku maandhaafo.

Ugu danbeyntii, ma jiro ilaa iyo hada wax war ka soo baxay dhinaca laamaha amniga oo ku saabsan dilalkan lagula kaco dhalinta ku shaqeysata Mooto Bajaajka.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews