Mujaahid Cali Guray Iyo Madaxweyne Axmed Siilanyo Oo Siyaasadu Kala Fogaysay Balse Dib Umidoobay Iyo Xabaal Dusheed Oo Maanta Laysku Gacan Qaaday
January 14, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Siilanyo iyo Muj . Cali Guray ayaa waxaa ay horre u ahayeen saxiibo waxaana ay ka wada mid ahayeen ururkii Somaliland xoreeyey Ee SNM

Muj. Cali Guray iyo Madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa ay mudooyinkii ugu danbeeyey ay noqdeen saxiibo ay siyaasadu kala fogeysay waxaana uu Muj Cali Guray eedeymo culus hawda u marin jiray Madaxweyne Siilanyo