berberatoday.com
Baafin wasaaradii xanaanada xoolaha ..Cukuse oo af-hayeenka madaxtooyada noqday by Abdi Mustafe
January 15, 2017 - Written by Berbera Today
Wasiir Cukuse waakan u jawaabaya xog-hayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani ee ma af-hayeenka madaxtooyadaa mise waa wasiirka xanaanada xoolaha. Xukuumada wax laga sugayaa waataa wasiirku kala garan la’yay xilka loo magacaabay.Wasaaradii xanaanada xoolaha sidii Cukuse loogu magacaabay laambadu way ka dantay oo iyada iyo wasiir keedii meel ay jaan iyo cidhib dhigeen lama hayo. Abaaraha dhacay waxay ahayd in wasaarada xanaanada xooluhu ka dhex muuqato oo taageero biyo iyo dawo ba ay la dhex qaadaan oo ay u ololeeyaan xoolaha dhamaanaya hase yeeshee waxa wasaarada madax ka ah nin diidaaya oo habeen oo dhan hayaayda haya, hadhkiina wadnuhu heemo oon xilka saaran ba garanayn. Cukusow inta madaxtooyada lagaa soo dirayo ee lagu leeyey Cadaani iyo ina Fadal waa isku hayb oo isuma jawaabi karaan ee adigu u jawaab is weydii marka hore shaqadaadu waxay tahay. Kuna bushaarayso in Ciro iyo Muse kii soo baxaa toona aannu shaqo ku siinayn oo aa col tihiin Muse biixi na. Waa xukuumad dayeysan oo dowgii ka halowsan. Waa xukuumada wasiirka macdantu leeyey baatrool baan sahaminayaa halkii biyo laga sahamin lahaa. Waa xukuumada wasiirka madaxtooyadu uu xukumo wasaarada duulista iyo hawadana. Waa xukuumada xoolaha dhamaanaya u dooni kari wayday caws oo biyana u qodi kari wayday. Waa xukuumada Morgan iyo Amina Weris, iyo Zamzam iyo Maxamoud Xaashi ay walaaqanayaan oo cidhib malaha ee ilaahay ummada ha ka dul qaado iyaga qudhooda ayaa abaartaba ka xun e.

Abmustafe123@gmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews