Daawo Muuqalka”Siyaasi Reer Burco Ah Oo Dhaliilo Kulul Dusha Usaaray Gudida Abaraaha Ee Heer Qaran Kuna Baaqay In Doorashada Dib Loo Dhigo
January 15, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Siyaasigan oo la yidhaa Axmed Cige Yare ayaa dhaliilo culus uxambaariyay Gudida Abaaraha ee Heer Qaran isaga oo ku canaantay inay gurmadkii looga baahnaa fulinin, Sidoo kale waxa uu ku baaqay in Doorashada dib looga dhigo xiligii laqaban lahaa
Halkan Hoose ka Daawo Muuqalka warkan