berberatoday.com
Guddoomiye Saleban Oo La Sugayo Inuu Go’aan Ka Gaadho In Doorasho Dalka Ka Qabsoomi Karto Abaarta Darteed
January 15, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo la filayo inuu maalmahan dalka ku soo laabto, ayaa la filayaa inuu isagu noqdo ninka go’aanka ka gaadhi doona in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoomi karto iyo in kale.

 

Guddoomiye Saleban oo uu distoorku awood u siiyay inuu qiimeeyo xaaladda dalka ka dibna uu ku dhawaaqo go’aanka uu u arko inay danta qaranku ku jirto, ayaa la sheegay inuu dhawaan ka soo laabanayo safar caafimaad oo dibadda ah, waxaanu kulamo la yeelan doonaa xisbiyada, komishanka iyo bulshada kale ee Somaliland, isagoo ka urursan doona xog ku saabsan in xaaladda abaareed ee dalka ka jirta darteed doorasho dalku geli karo iyo in kale.

Guddoomiye Saleban oo sida la aaminsanyahay ka madaxbanaan xisbiyada siyaasadda iyo murashixiinta tartamaya, ayaa la filayaa in go’aankiisu noqdo mid ay xisbiyadu ku qacnaan. Lamana saadaalin karo in xisbiyadu soo laabashada Saleban ka hor ay isla gaadhi doonaan mawqif ay ku midaysanyihiin iyo in kale.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews